Qoyska reer Keenadiid oo ka tacsiyeynaya geeridii Cubtan Yaasiin Cismaan Keenadiid

May 25, 2016 - Written by Editor

tacsiInnaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun Haddii aan nahay qoska reer Keenadiid Waxaan si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida ku timid Allaha u naxariistee Cubtan Yaasiin Cismaan Keenadiid oo ku geeriyootay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya. Geeridu waa xaq, ruuxna dhaafimayo waqtigii Eebbe u qoray waxaan Allaahna abuurtay ka baryeynaa kana rajaynayaa inuu Jannatul fardowsa ka waraabiyo, INNAGANA uu samir iyo iimaan naga siiyo. Aamiin yaa Rabbi.

Aamiin yaa Rabbi.

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online