Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay arimo kala duwan.

May 26, 2016 - Written by Editor

IMG_9527Golaha Xukuumadda ee dawladda Puntland ayaa maanta shirkoodii Khamiislaha ahaa waxaa looga hadlay arimaha amniga waxaana heegan la galiyey ciidamada Puntland noocyadooda kala duwan .

Warmurtiyeed laga soo saaray shirka golaha wasiirada ee Puntland ayaa lagu sheegay in dowlada Puntland ay si dhab ah ula socoto falal amni xumo ah oo ay kooxda Al-Shabaab rabaan in ay ka fuliyeen Soomaaliya .

Kulanka gollaha Wasiirada ee Puntland ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in amaanka deegaanada Puntland ay sugan yihiin ayna ciidamada Puntland u taagan yihiin difaaca dalka.

Ciidamada Difaaca ee Puntland (KDF) waxa ay dhabarka ka jabiyey kooxo ka tirsan Al-Shabaab oo duulaan ku soo qaadayXeebaha gobalada Mudug & Nugaal bish March 14keedii.

Kooxda Al-Shabaab ee ku sugnaa Buuraha Galgala ayaa u kala jabay laba koox oo kala raacsan Daacish iyo Al-Shabaab .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online