Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Muqdisho

May 19, 2016 - Written by Editor

13220875_999665190129320_6616310319495328591_nMuqdisho:-Wafdi ka socda  Qaramada Midoobay ayaa saaka soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, wafdiga ayaa waxaa ay wakiil ka yihiin 15 xubnood ee Qaramada Midoobay waxaan ay madaxda Soomaalida kala hadli doonaa qaabka ay u dhacayso doorashada 2016. Wafdi ka socda Golaha Qaramada Midoobay  ayaa waxaa ay kulan la qaadan doonaa madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulada ka jira Soomaaliya iyagoo meel dhexe iskugu keeni doona  khilaafka hadda ka dhex taagan Madaxda Federaalka gaar ahaan Ra’isul wasaarah DFS Dr Cumar Cabdirashiid, Gudoomiyaha Baarlamaanka  iyo Madaxweye Xassan Sh Maxamuud oo dhinac ah.

Dhinac  kale waxaa shalay gaaray magaalada Muqdisho Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas iyo wafdi la socda waxaan ay qayb ka noqon doonaa kulamada ay xubnaha Qaramada midoobay la qaadan doonaa Madaxda Soomaalida kuwaas oo looga hadli doono qaabka ugu haboon oo baarlamaanka DFS ku meel marin karnaa Hishiiskii Garoowe iyo Muqdisho ay kuwa gaareen Madaxda Soomaalida.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online