Warbixin 2015 Gudiga afurinta ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.[Masawiro]

May 28, 2016 - Written by Editor

d813c419-0afd-4bba-8bdc-19c53dd789a9Boosaaso:-Sanad walba waxaan afurinaa dad badan oo masaakiina oo isugu jira Soomaali aan awoodin inay afuraan iyo Oromo iyo Yemaniyiin magaalada Boosaaso ku soo qaxay. Sanadkii Hore waxaa la afuriyey magaalada Boosaaso dad gaarayaa 1335 qof dadkaas waxaa la saaray oo laga afursiiyey maqaaxiyo, waxaa kale oo jirtay qoysas aan waxba haysan oo aan raashin u gadnay oo guryahooda ku afurinay isugayn lacagta lagu bixiyey hawshaas waxay ahayd $ 46, 650 oo dollar.

Sanadkaana waxaan rabnaa hawshii inaan qabano oo dad badan afurino,sanadkii hore dhaqaalaha inta badan waxaan ka,aruurinay magaalada Boosaaso ,dibada waxaa wax nooga soo diray dad yar. Sanadkan waxaan rabnaa walaalahayaga ilaah wax siiyey oo ku nool daafa caalamka inay hawshaas nagala qayb galaan waa wax ugu wanaagsan oo wax lagu bixiyo in qof laquudiyo waa wax yaabaha jannada lagu galo .

Halkii qof waxaan habeenkii lagu afuriyaa $ 3 doollar bishii waxay noqonaysaa $ 90 Dollar , Waxaad la soo xiriiri kartaan gudigga afurinta magaalada Boosaaso oo aad wixii tabaru caad ah magacooda ku soo qori kartaan:-

1) Shiikh Axmed Yuusuf Daad:  7793171

2) C/risaaq Xalane 7791773

1. Akoon Sahal ah magaalada Bosaso : 402450

2. Akoon xawaalada Amal Boosaso : 1011727625

3. Akoonka edahab : 54032

Akoonkaas Amal waxa ku qoran afurinta dadka sooma

Hoos ka eeg Dadkii sannadkii hore 2015 dibadaha lacagaha ka soo diray

Gudiga afurinta
magaalada Boosaso

 

 

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online