Kulan-weynihii 3aad ee Walaalaynta Ummadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Koonfurta Gaalkacyo lagana soo saaray Bayaan.[Masawiro]
(June 30, 2016)
Gaalkacyo:- Waxaa Subaxnimadii Arbacada oo ku beegnayd 17/Ramadan/1437 hijriga ama 22/6/2016 Koonfurta Gaalkacyo ka furmay kulan-waynihii saddexaad ee walaalaynta ummada Soomaaliyeed kaasoo ay qab
Madaxweynaha dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(June 30, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo ka kooban labada gole ee dawladda ayaa maanta 30-Jun-2016 safar shaqo ugu amba baxa
Golaha Wasiirada oo Guddi u saarey Walaaca Culimada ee Sharciga Gender-ka.[Masawiro]
(June 30, 2016)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soo
Madaxweyne Xassan Sheekh oo mar kale soo magacaabay Guddiga Doorashada Heer Federaal
(June 30, 2016)
Muqdisho, 30 June 2016 (Halgan.net)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Fede
Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Dr Cali Xaaji oo laga waraystay arrimaha doorashooyinka 2016.[Daawo]
(June 29, 2016)
Nairobi:-Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha Soomaalya gaar ahaan oorashada 2016 iyo qaabka lagu soo xulay xi
Culimo’udinka Soomaaliyeed oo ka digay siyaasada Jinsiga ee ay meelmarisay xukuumada Federaalka Soomaaliya.[Dhagayso]
(June 29, 2016)
Muqdisho:-Gudoomiyaha hay'adda Culimada Soomaaliyeed Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad  ayaa waxaa uu shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho waxaan uu Shiikhu ka hadlay aragtid diineed ee culimada Sooma
Mu’assasada Al-Karam faraceeda Laascaanood oo hambalyo u direysa Sh.Xirsi Aadan Maxamed
(June 29, 2016)
Laascaanood:-Bahda Muasasada Dacwada iyo horumarinta Al-Karam faraceeda Laascaanood,bahda Machadka Al-furqan,Kulliyadda Shareecada iyo daraasaadka islaamka jaamacadda Nugaal,Golaha Ardayda ka baxday m
How to Unite The Ummah? | Sh. Dr. Ali Mohammed Salah (Daawo)
(June 28, 2016)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro ku baxaysa luqada english-ka waxaana soo jeediyey Sh. Dr Cali Maxamed Saalax wuxuuna muxaadarada ka jeediyey mu'tamarka scandinavian peace confererce. Muxaaad
Tartanka Quraanka ee bisha Ramadaan oo lagu soo gabagabeeyey masjid Jaamaca Laascaanood.[Masawiro]
(June 28, 2016)
Laascaanood:-Tartanka quraanka kariimka ah ee bisha ramadaan oo ka socday magaalada laascaanood ee xarunta G/sool ayaa lagu soo gababeeyey xaflad balaadhan oo lagu qabtay masjid jaamaca weyn ee magaal
Madaxweyne Gaas oo Garoowe uga qayb galay Munaasabad lagu soo xirayey Tartana Quraanka.[Cod/Masawiro]
(June 28, 2016)
Garoowe:-Waxaa maantay kadhacday Masjidka Alhuda Xaflad balaaran oo lagu sooxirayay Tartana Qur’aanka Heer puntland  Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loo soo Agaasiay waxaa kasoo qay galay Ma

Next Page »