Caqiidada Shiicada Sh. Maxamuud Shible Qeybtii 1aad iyo 4aad [Daawo]
(June 2, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu dhawaan jeediyey Sh. Maxamuud Sh.Maxamed Shibli wuxuuna muxaadaraadkiisa uga hadlay caqiidada firqada Shiicada iyo dhunsanaan tooda. Firqada Shiic
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh iyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain oo ku kulmay Muqdisho.[Masawiro]
(June 2, 2016)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Xog hayaha Arrimaha Dibedda ee Britain Philip Hammond oo booqasho ku yimid m
Xildhibaan Cabdulaahi Xaaji Dayib oo ka waramay qaraxii Hotel Ambasador.[Dhagayso]
(June 2, 2016)
Muqdisho:-Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeyn saaka soo geba gebeeyey howlgalkii hotel ambassador ee magaalada Muqdisho, oo xalay ay galeen maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Tirada dh
Ciidanka DFS oo sheegay in ay soo afjareen howl galkii Hotel Ambassador.
(June 2, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada DFS gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ay soo afjareen howlgaladii ay ka wadeen Hotelka Ambassador
Kooxda Al-Shabaab oo Kismaayo ku dilay Sheekh horey uga Goostay (Daawo)
(June 2, 2016)
Kismaayo:-Kooxda Amniyaadka ee ka tirsan Alshabaab ayaa shalay ku dilay gudaha magaalada Kismaayo Allaha unaxariistee Sh Cabdullaahi Sheekh Maxamed Dalab oo horay uga mid ahaa kooxda Al-Shabaab balse
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo cambaareeyey weerarka hotel Ambassador, kana taciyadeeyey geerida xildhibaanada
(June 2, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa cambaareeyey weerarka argagixiso ee galabta lagu qaaday hotelka Ambassador, kaasoo ay waxyeelo k
Madaxweynaha: “Waan ka guuleysaneynaa argagixisada, dagaalka aan kula jirnana wuu sii soconayaa”
(June 2, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda aanay marna ka daali doonin dagaalka lagula jirao argagixisada. Madaxweyn