Daawo Askar ka tirsan AMISOM Oo Hub iyo Shidaal Iibinayey (Masawiro)
(June 5, 2016)
Muqdisho:-Ciidan ka tirsan DFS gaar ahaan kuwa Nabadsugida ayaa gaccanta ku dhigay 5 Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM iyo 10-qof oo Soomaali ah kuwaasi oo iibinayay hub ,Shidaal iyo Agab milatari.
Midowga Maraakizta Soomaaliyeed ee Denmark oo Tahniyad u diraya Muslimiinta
(June 5, 2016)
Copenhagen:Maamulka Midowga Maraakizta Soomaaliyeed ee Denmark, waxay guud ahaan  ummadda muslimiinta ah,gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu tahniyadaynayaan bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Maamulka Halgan.net oo Umadda Soomaaliyeed dal iyo dibad ugu Hambalyaynaya bilashada Bisha Ramadaan
(June 5, 2016)
Mecca:- Maamulka iyo howlwadeenada Halgan.net waxay ugu hambalyeynayaan umadda muslinka ah guud ahaan gaar ahaa bulshada Soomaaliyeed dal iyo dibadba bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan waxaana dha
Madaxweynaha DFS oo la filayo inuu gaaro magaalada Nairobi ee dalka Kenya
(June 5, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud la filayo in uu saaka gaaro magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha DFS a