Duruus Ramadaaniya qeybtii 1-2 Sh Maxamuud Maxamed Xalike (Daawo)
(June 12, 2016)
Laascaanood:-Sh Maxamuud Maxamed Xalike oo ka mida Culimada waawayn ee gobolka Sool , ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool  Muxaadaradan oo ku saabsany
Dad lagu laayay weerar ka dhacay Mareykanka gaar ahaan Orlando, FL
(June 12, 2016)
Boolsika magaalada Orland ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ku dhawaad 20 qof lagu dilay weerar ka dhacay baar habeenkii lagu caweeyo. Waxa ay xaqiijiyeen in ninkii geystay weerarkaasi oo hubeysan