Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo Wareysi gaara siiyey TV Somali Channel (Daawo)
(June 16, 2016)
Boosaaso:-Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada ee dowlada Puntland Cali Xaji Warsame ayaa wareysi gaara siiyey TV Somali Channel waxaana uu wareysigiisa uga hadlay arimo badan oo ku saabsan Puntla
Duruus Ramadaaniya Axkaamta Soonka Sh.Dr. Ali Mohamed Salah (Daawo)
(June 16, 2016)
Norway:-Waxaa idiin soo gudbinaynaa mid ka mid ah Duruus Ramadaaniya waxaana soo jeedin doona Sheikh Dr. Ali Mahamed Salah Axkaamta Soonka waxaana uu Sheekhu muxaadarada ka jeediyey Masjidka Al-Tawfii
Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah ookasoo baxay shirkii golaha xukuumadda Puntland
(June 16, 2016)
Garoowe:-Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Amniga , Ka qayb galka shirarka Diba
Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho.[Masawiro]
(June 16, 2016)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladd
15 Soomali Tahriib ah oo ku dhimatay magaalada Kasama ee dalka Zambia (Masawiro)
(June 16, 2016)
Zambia:-Wararka ka imaanaya dalka Zambia ayaa sheegaya in Soomaali gaareysa 50 oo Tahriib ah laguna soo qaaday dhinaca danbe ee gaari Xamuul ah kaas oo ka yimid magaalada Kasama ayaa markii uu marayey