Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hudaa ee magaalada Helsinki Sh.Cabdirizaaq Sugulle.[Daawo]
(June 24, 2016)
Finland:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Al-Huda ee dalka Finland waxaana Khudbada jeediyey Sh.Cabdirizaaq Sugulle waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Fadliga 10 danbe ee bisha
Taliska guud ee Booliiska Puntland oo soo saaray wareegto lagu xirayo Xarumaha Radio Daljir
(June 24, 2016)
Boosaaso:-Xarunta Radio Daljir ee Bosaso iyo Garoowe ayaa hawada laga saaray ka dib markii ciidamo ka tirsan Puntland ay ku amreen wariyaasha in idaacadda hawada ka saaran ka dib wareegto ka soo baxda