Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee heer Puntland oo Garoowe Ka Furmay (Masawiro)
(June 25, 2016)
Garowe: Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 20 ka bisha ramadaan magaala Garoowe ee xarunta Puntland ka furmay tartanka qur’aanka Kariimka ah ee gobolada Puntland. Tartankan oo ay ku tartamayaan ard
Madaxweynaha dawladda Puntland oo dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe.[Cod/Masawiro]
(June 25, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee magaalada Baydhabo kaga qayb galay shirkii madasha wadatashiga hoggaamiyayaasha qaran ayaa maan
Madaxweynaha Gal-Mudug oo dib ugu laabtay Magaalada Cadaado
(June 25, 2016)
Cadaado:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee caasimada ku meel gaarka ah ee Galmudug kadib ma
War-murtiyeedka ka soo baxay shirki madasha wadatashiga ee Baydhabo
(June 25, 2016)
Baydhabo:-Madaxda Soomaalida ee shirka wadatashiga uga socday magaalada bayhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ay soo afmeereen shirkii uga socday magaalada Bayhabo maalmihii la soo dhaafay waxaan
Afhayeenka Gudiga Nabadaynta colaadii Carmo Sh. Axmed Yuusuf Daad oo u waramaya BBC-da.[Dhagayso]
(June 25, 2016)
Carmo:-Sh. Axmed Yuusuf Daad oo ka tirsan Culimada Puntland ahna Afhayeenka gudiga Nabadaynta ka dhex waday  Ciidanka dowladda Puntland iyo ciidamo beeleed la socda Gudoomiyihii hoe ee Gobolka Bari C