Duruus Ramadaaniya qeybtii 1-2 Sh Maxamuud Maxamed Xalike (Daawo)

June 12, 2016 - Written by Editor

Xalike1Laascaanood:-Sh Maxamuud Maxamed Xalike oo ka mida Culimada waawayn ee gobolka Sool , ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool  Muxaadaradan oo ku saabsanyd soo dhawaynat bisha Ramadaan , iyo u diyaargaroobida bishan barakaysan .

Muxaadaradan oo ah sil silan loogu magca daray Goloyaasha Ramadaanta ayaa Shiikh Maxamuud  jeediyey wuxuuna ku dheeraaday waxyaabaha laga doonayo qofka muslim ka ah ,si uu u Soonkii Alle sw  uu ugu yaboohay cidii Soonta ay heli doonto abaalmarinti Alle uu dhigay daartii Akhiro .

Hoos ka Dhageyso qeybtii Labaad Ee Golayaasha  Ramadaanka Sh Maxamuud Maxamed Xalike

Halkan ka Daawo Qeybtii koowaad Golayaasha  Ramadaanka Sh Maxamuud Maxamed Xalike

Mawliidd Isma Haradigeed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online