General Cabdi Mahdi oo loo magacabay la taliyaha aminga ee Madaxweynaha Jubbaland

June 22, 2016 - Written by Editor

Axmed-islaanKismaayo:-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa waxaa uu General Cabdi Mahdi Cabdi Salaan u magacaabay la taliyaha dhinac amniga ee madax weynaha Jubbaland waxaa xilka loo magacaabay Geneal Cabdi Mahdi ku soo baxday waareegto ka soo baxday xafiiska madaxtooyada ee Jubbaland.

Hoos ka eeg wareegtada xilka la taliyaha dhinac amniga loogu magacaabay General Cabdi Mahdi

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online