Jaaaliyadda SSC ee dalka Holland oo gaadhsiiyey Deeq Rashin ah deegaanka Hadhwanaag.[Video]

June 23, 2016 - Written by Editor

Untitled-2Laascaanood:-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobollada Sool Sanaag iyo Cayn ee fadhigeedu yahay wadanka Holland ayaa soo gaadhsiisay deeq raashin ah deegaanka Hadhwanaag markii horena la odhan jiray Garac lagu dhal oo magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool kaga beegan dhanka Bariga .

Jaaliyadan oo deeqdan u soo wakiilatay Sh Aadam Wali Xuseen oo ka mida culimda waawayn ee Soomaaliyeed ayaa waxaa uu shiikhu gaadhsiiyey dadkii deeqdan oo loogu talagalay waxaana ay  ahayd deegano ay ku daba dheeraadeen abaaaro ba’an.

Hoos ka Daawo Jaaaliyada SSC oo gaadhsiiyey Deeq Rashina deegaanka Hadhwanaag.

En Mawliidd Isma Haradigeed
Lascaanood,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online