TV-ga Somali News oo warbixin ka diyaariyey colaad labo beelo oo walaalo ah ku dhexmartay Koonfurta Sool.[Video]

June 27, 2016 - Written by Editor

garaadLaascaanood:-TV ga Somali News oo ka diyaariyey warbixin deegaanadii Colaaduhu ka dhaceen iyo Ergooyin ka kooban Aqoonyahano , Culimo , Ganasato , Odayaal iyo xirfadlayaal Caafimaad oo uu Garaad C/Laahi Maxamed oo Hogaaminayey Ergooyinka ayaa shalay ka baxay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa uuna garaadku faahfaahin ka bixiyey Xaalada sidda ay tahay hadda.

Hoos ka Daawo Ergooyina ka Tegay Laascaanood oo gaadhay Deegaanada Shaqaaqadu ka dheceen

Mowliid Ismail Diged
Laascaanood, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online