Xafladii loo qabtay dufcadii 6aad oo ka qalin jabisay Machadka Imaamu Bukhaari 2016 ee degmada Galdogob.[Video]
(July 31, 2016)
Galdogob:-Waxaa ka dhacday xaflada si wanaagsan loo soo agaasimay Machadka Imaamu Bukhaari ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug xafladaas oo loo sameeyey dufcadii lixaad ee ka qalinjabisa Machadka Buk
13 qof oo ku Dhimatay Qaraxyo Iyo weerar ka dhacay Muqdisho.[Dhagayso]
(July 31, 2016)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen xarunta dembibaadhista Qaranka ee Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa sheegay in laba gaari oo walxah
Faahfaahin maalintii 3aad Mutamarka Islaamiga ee ka socda dalka Finland.[Masawiro]
(July 31, 2016)
Finland:-Waxaa shalay oo Sabti ahayd uu galay mu'tamarku maalinkiisii saddexaad Muxaadardii ugu horeysay oo ahayd qaybtii labaad ee mowduuca " muslimiinta qurbaha wadanoolaansho ama milmid" waxaa soo
Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni oo lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe.[Masawiro]
(July 30, 2016)
Garoowe:-Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland si weyn loogu soo dhaweeyey Musharaxa u taagan xilka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaliya 2016-ka Dr.Siciid C/laahi Deni,waxaana soo
Madaxweynaha Puntland oo abaal marin Guddoonsiiyey ardaygii ugu sarreeyey dugsiyada sare ee Puntland (Masawiro)
(July 30, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 30 July, 2016 kulan soo dhoweyn iyo dhiirri gelin ah la qaatay 13-kii arday ee ugu sarreeyey imtixaankii shahaadiga
Dhacdo Xanuun badan- wiil Soomaliya ah oo Boolisku ay Ottawa ay dileen.[Video]
(July 30, 2016)
Ottawa:-24ka bishan July waxa magaalada Ottawa ee dalka Canada ay qaar ka mid ah Booliska magaaladu dil ugu gaysteen inan Soomaaliyeed oo la odhan jiray Cabdiraxman Abdi. Dhacda daas iyo casharada lag
Mutamarka 24 ee dalalka Iskandanefiyanka oo galay Maalintii 3aad (Daawo Maqal iyo Muuqaal)
(July 30, 2016)
Finland:-Mutamarka 24 ee dalalka Iskandanefiyanka ayaa maanta galay maalintiisii 3aad waxaa nasiib u yeeshay wadanka Finland Gaar Ahaan Reer Helsinki Iyo Masjidka Al Hudaa waxaana uu mutamarka bilaaba
Khudbadii Jimcaha ee magaalada Helsinki Sh Maxamed Idirs Ahmed (Daawo)
(July 29, 2016)
Waxaa maanta khudbada jimcaha kasoo jeediyay magaalada Helsinki ee xarunta dalka Finland Sh Maxamed Idirs Ahmed Xafidahulaah wuxuu ug kaga hadlay Khudbadii Jimcaha Inqilaabkii ka dhacay dalka Turkiya
Muftigii hore ee Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani تراجع شعبية القاعدة وداعش هو ارتفاع نبرة الغلو و التكفير [Video]
(July 29, 2016)
Muftigii hore ee Al-Qaacida Abu Hafsa Al-Muritaani ayaa waraysi gaar ah uu siiyey Tv-ga اخبار الآن ayaa waxaa wax laga wiidiiyey bal in dib u dhac uu ku yimid taageeradii ay ururka Al-qaacid
Mutamarka 24 ee dalalka Iskandanefiyanka oo galay Maalintii 2aad (dhamaad).
(July 29, 2016)
Finland:-Mutamarka 24 ee dalalka Iskandanefiyanka ayaa maanta galay maalintiisii labaad waxaa nasiib u yeeshay wadanka Finland Gaar Ahaan Reer Helsinki Iyo Masjidka Al Hudaa waxaana uu mutamarka bilaa

Next Page »