Ogeysiis Muhiim ah:-Dowro Cilmiyeed Ka bilaaban doonta Masjid-Jaamaca Ee Laascaanood
(July 3, 2016)
Laascaanood:-Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Dadweynaha ku dhaqan G/sool iyo nawaaxigiisa in la bilaabi doono dowro cilmiyeed ay qaban doonaan ardayda wax ka barata jaamacadaha dalka sucuudiga,ayna bil
Madaxweynaha Puntland Dr. Abdiweli Maxamed Ali Gaas Oo si kulul uga hadlay Xaaladda Gaalkacyo (Dhageyso)
(July 3, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa si kulul uga hadlay xaalada gobalka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo isaga oo ka hadlay arimo badan gaar ahaan amaanka magaalada Gaal