Wafdi Issimo ah oo uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse oo gaardhay Laascaanood.[Masawiro]
(July 10, 2016)
Laascaanood:-Wafdi Cuqaal iyo Issimo ah oo uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muse ayaa  galabta soo gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool isagoo Boqorku maalinta beri ah uu ka qayb g
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan la qaatay Haweenka Gobolka Mudug
(July 10, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 10-July-2016 Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo kulan looga hadlayo xaaladaha amniga iyo horumarka magaalad
Golaha Wasiirada DFS oo taageeray Go’aankii Culuma’udiinka ay kaga soo horjeesteen qaraxii Masjidka Nabiga
(July 10, 2016)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan gaar ah, waxaana kulanka shir gudoominayay Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Maxamed Cumar Carteh, w
Bayaanka culimada Soomaaliyeed ee ku saabsan Qaraxii Masaajidka Nabiga NNKH
(July 10, 2016)
Muqdisho:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Hay’adda culimadda Soomaaliya ayaa waxaa lugu cambeereyay weerarro qaraxyo ah oo ka dhacay maalmihi la soo dhaafay boqortooyadda Sacuudiga. Hay'adda cu
Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hudaa Helsinki Islamic Center Sh.Cabdiwali Sh Maxamed Xaaji [Daawo]
(July 10, 2016)
Helsinki:-Waxaa maanta khudbada jimcaha masjidka al hudaa Helsinki islamic center akhriyey Sh.Cabdiwali Sh Maxamed Xaaji Yuusuf sheekha aya wuxu kaga hadlay khudbada jimcaha Ramdaan kadib maxaa nagala