Dowlada Federaalka oo Eriday Hay’ado Turki ah
(July 16, 2016)
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta iskugu yimid shir aan caadi ahayn ayaa si xoogleh loogu canbaareyey Afganbigii dhicisoobay ee dalka Turkiga. Dawladda Soomaaliy
Nadwo diini ah oo ka socotay Masjid Jaamica magaalada Laascaanood oo la soo gabagabeeyey.[Masawiro]
(July 16, 2016)
Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa lagu soo gabgabeeyey Nadwo cilmiyeed ka socday habeenadii la so dhaafay masjid jaamica Laascaanood ee dhanka waqooyiga magaalada. Nadwo
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland oo Maraykanka kaga qayb galay shirar caalami ah.[Masawiro]
(July 16, 2016)
Washington DC:-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yusuf ayaa maalmihii u danbeeyey safar isugu jira aqoon kororsi iyo cilmi baaris ku joogey magaalada  Washington DC ee
Masuuliyiinya ka socda dawladda Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyey deegaano hootaga Degmada Ceerigaabo.[Masawiro]
(July 16, 2016)
Ceerigaabo:-Agaasimaha warfaafinta, Wacyigelinta, Hiddaha iyo dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibrii oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil
Madaxweynaha DFS oo cambaareeyay Afgambigii dhicisoobay ee dalka Turkiya
(July 16, 2016)
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheakh Maxamuud ayaa cambaareeyey afgambigii dhicisoobay ee ka dhacay magaalooyin kamid ah dalka Turkiga. War kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliy
Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray Madaxweynaha dalka Turkiga (Dhageyso)
(July 16, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16-July-2016 hambalyo u diray Madaxweynaha dawladda aynu walaalaha nahay ee Turkiga Reccep Tayyib Erdogan oo dawladdiisu ay k
Al-Shabaab oo la wareegay Deegaanada Camaara iyo Korodhi ee gobalka Mudug
(July 16, 2016)
Wararka ka imaanaya gobalka Mudug gaar ahaa Degaanada Camaara iyo Korodhi ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kooxda Al-shabaab ay gaareen Deegaanada Camaara iyo Korodhi .
Inqilaabkii Turkiga oo Fashilmay iyo Madaxweyne Erdogan oo ku wajahan Istanbul
(July 16, 2016)
Istanbul:-Wararka ugu danbeeyey ee ka imaanaya dalka Turkiya ayaa sheegaya in uu fashilmay inqilaab ay isku dayeen qaar ka mid ah ciidanka milatariga ee dalka Turkiya. Madaxweynaha dalka Turkiya Er