Sh.Maxamed Sh.C/wali oo soo gaaray dalka Finland
(July 24, 2016)
Helsinki:-Waxaa goor dhaweyd soo gaaray wadanka Finland ee caasimadeyda Helsinki mid ka mid ah culimada ka qayb galeysay Mu'tamarkii 24aad ee iskan danefiyanka sheekhaasi oo lagu magacaabo Sh.Maxamed
Madaxweynaha dawladda Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe.[Masawiro]
(July 24, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo saddex toddobaad ah hawlo shaqo u jeegey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta dib ugu soo laabtay c
Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer (Daawo)
(July 24, 2016)
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer waxaana nadwada loogu magac daray saxida Caqiidada iyo ka hortaga afkaarta lunnsan waxaana
Wafdi ka socda DFS oo Gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan
(July 24, 2016)
Hiiraan:-Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlammaanka DFS Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Guddoomiye ku-xigeenka lab