Mutamarkii 24aad ee wadamada Iskandanefiyanka oo maanta ka furmay magaalada Helsinki (Masawiro).
(July 28, 2016)
Finland:-Mu'tamarkii wadamada waqooyiga Yurub ayaa maanta ka furmay magaalada Helsinki ee xarunta dalka Finland Khamiista 28.07.2016 waxaana culumadii maanta ka qeyb gashay mutamarka maalintiisa koowa
Hogaamiyaha ururka Jabhada Nusra Abu Maxamed Jowlaani oo ku dhawaaqay in ay ka baxeen ururka Al-qaacid.[Daawo]
(July 28, 2016)
Syria:-Hogaamiyaha ururka Jabhada Nusra Abu Maxamed Jowlaani ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey in ay bedeleen magacii Jabahada Nusra ayna u bedeleen Jabhada Furashada Shaam جبهة فتح
Sheekh C/risaaq Dhabayaco oo caawa lagu dhaawacay magaalada Laascaanood
(July 28, 2016)
Laascaanood:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in caawa koox aan la aqoon heybtooda ay ku dhaawaceen magaalada Laascaaanood Sh. C/risaaq Dhabayaco sa