Culimada Soomaaliyeed oo baaq nabadeed u jeediyey labo beelood oo colaado ku dhex martay Koonfurta Sool.[Dhagayso]

July 6, 2016 - Written by Editor

xikmaGaroowe:-Idaacadda Qur’aanka kariimkaa ee Al-xikma Faraceed magaalada Garoowe oo laga dhagaysto inta badan Deegaanada Puntland iyo Gobollada dhexe ee dalka ayaa maalmaha ciidaha waxay samaysaa barnaamij ay ku waraysanayso Culimada Soomaaliyeed dalka iyo Dibada . Culimada Ciidaan Ciidul Fidri marti ku ahayd barmaamijka ciid ee Idaacadda Al-xikma waxaa ka mid ah:-

1. Sh Maxamed Cabdi Umal

2. Sh Maxamuud Maxamed Shible

3. Sh Daahir Aw Cabdi Aw Yuusuf

4. Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf

5. Sh Maxamed Mucalim Axmed

6 .Sh Suldaan Cabdiqani Qorane

Dhamaan culimadaan ayaa muujiyay sidda ay uga soo horjeedaan In dalka Soomaaliya iyo dadkiisa Muslimkaa lagu cayaaro islamarkaana loo soo guuriyo dhaqamo xun oo laga soo raray reer galbeedka .

Sidoo kale Waxaa Culimadu Baaq nabadeed u direen dhamaan Umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Beelaha walaalaha ah ee Kudagalamay Koonfurta GobolkaSool iyagoo culimadu ay codsadeen in si deg deg ah colaadaas loo joojiyo.

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Ciid%20Wanaagsan%201437%20Nuur%20Jaamac%207723014%20Alxik%20Garowe%20.MP3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online