Deeq Raashin ah oo la gaadhsiiyey dadka danyarta ee Deegaanka Ceegaag ee Gobolka Sool.[Video]

July 18, 2016 - Written by Editor

Laascaanood:-Jaaliyadda Sool iyo Sanaag ee ku dhaqan wadanka Holland ayaa Deeq raashin ah soo gaadhsiiyey deegaanka Ceegaag ee koonfurta gobolka Sool. Deeqdaan oo loogu tala galay dadka danyarta ah ee ku dhaqan deegaankaas ayaa waxay ahayd raashin oo isugu jira sonkor bur, bariis iyo timid saliid. Waxaana loo soo wakiishay Sh Aadm Wali Xuseen oo isna uu sii wakiishay gaadhsiinta deeqdani Sheekh Maxamed C/Qani oo ka labada ka mid ah dadka Ehlu diinka ah ee ku dhaqan deeganadaasi.

Hoos ka Daawo Deeq Raashina oo Jaaliyada SSC ee dalka Holland ay soo gaadhsiiyeen degmada Ceegaag.

En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online