Khudbadii Jimcaha ee magaalada Helsinki Sh Maxamed Idirs Ahmed (Daawo)

July 29, 2016 - Written by Editor

idirsWaxaa maanta khudbada jimcaha kasoo jeediyay magaalada Helsinki ee xarunta dalka Finland Sh Maxamed Idirs Ahmed Xafidahulaah wuxuu ug kaga hadlay Khudbadii Jimcaha Inqilaabkii ka dhacay dalka Turkiya iyo sida dhacabka Turkiga ay u diideen unala safteen dowladooda

Sheekh Maxamed ayaa sheegay in umada Soomaaliyeed ay dhibaatada uga bixi karto in ay qabsato Asleynka heshana hogaan daacad ah iyo shacab wanaagsan oo isku duuban kana tashta aayahooda .

Hoos Ka Daawo Khudbadii Sh Maxamed Idirs uu ka jeediyey Magaalada Helsinki ee dalka Finland

Yaasiin Cabdi Axmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online