Muxaadaradii 1aad ee Nadwada diiniga ee xalay ka bilaabatay magaalada Laascaanood.[Daawo Video-ga]

July 9, 2016 - Written by Editor

13592367_963550377075490_4915270492629543528_nLaascaanood:-Waxaa xalay si rasmi ah uga bilaawday masjid Jaamica weyn ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Nadwo cilmiyeed diin ah oo ka soo qayb galeen qaar ka mid ah culimo’udiinka Soomaaliyeed ee si weyn looga yaqaano dalka Soomaaliya gudahiisa iyo dibadisa. Nadwo Cilmiyeedkaan ayaa ah middii saddexaad oo sanadle ah laguna qabtay magaalada Laascaanood gaar ahaan Masjid Jaamica Laascaanood waxaan Nadwadaan diiniga soo qaban qaabiyey Xafiiska Dacwada ee gobolka Sool ee Mu’assadda Al-Karam.

Nadwadaan diniga ayaa waxaa xalay furay Culimo’udiinka ku nool Laascaanood gaar ahaan Fadiilatu Sh C/Nasasir Xaaji Axmed , Sh Maxamuud Maxamed Xaliike iyo qaar ka md ah waxgaradka magaalada Laascaanood iyagoona soo dhaweeyey Nadwada diiniga ah oo dadweynuhu loogu faa’iidaynayo.

Waxaan xalay muxaadarda 1aad ee Nadawada soo jeediyey Sh Maxamuud Maxamed Xallike waxaan uu Sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay Tarbiyada iyo Waxbarashada.

Hoos ka daawo Waxbaradshada & Tarbiyada Sh Maxamuud Xallike Nadawada 3 aad ee Laascaanood”>Waxbaradshada & Tarbiyada Sh Maxamuud Xallike Nadawada 3 aad ee Laascaanood.

Mawliid Haradigeed
Lascaanood,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online