Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer (Daawo)

July 24, 2016 - Written by Editor

13686641_918646114927963_4613935555875385960_nBurco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer waxaana nadwada loogu magac daray saxida Caqiidada iyo ka hortaga afkaarta lunnsan waxaana ka qeyb galaya nadwada culumo si weyn looga yaqaan gayiga Soomaaliya oo uu u horeeyo Sheekh  Cali Warsame xafidahulaah.

Culumada ayaa waxaa ay nadwadan diirada ku saari doonaan kooxaha Takfiirka iyo qolooyinka Muslinka Bidceysiiya nadwada ayaa waxay soconaysaa 7 bari waxaana soo qaban qaabiyey Musasat Al-Karam .

Hoos ka Daawo Furitaan Nadwada cilmiyeedka ka bilaabatay magaalada Burco taas ka socta Masjidka Saalixiya.

Musasat Al-Karam
Burco
Horn Cabel Tv

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online