Nadwo diini ah oo ka socotay Masjid Jaamica magaalada Laascaanood oo la soo gabagabeeyey.[Masawiro]

July 16, 2016 - Written by Editor

1Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa lagu soo gabgabeeyey Nadwo cilmiyeed ka socday habeenadii la so dhaafay masjid jaamica Laascaanood ee dhanka waqooyiga magaalada. Nadwo cilmiyeedkan oo ay ka soo qayb galeen culimo waawayn oo Soomaaliyed guud ahaan geyga Soomaaliya caan ka ah ayaa waxaa halkaasi ay culimadu soo sareen markii ay soo dhamaatay Nadwadani .

Muxaadaradii ugu danbaysay ee lagu soo xidhay Nadwada waxaa ay ahayd Fataawe looga Jawaabayey Su’aalo badan oo bulshada Laascaanood ay u soo gudbiyeen Culimada iyadoo laga Jawaabay. Waxaa ay soo saareen culimadu Qodobo Dardaaran oo ku wajahan Umada Soomaaliyeed.

Hoos ka akhriso bayaan ay culimadu ka soo saareen Nadwo Cilmiyeed lagu soo Gabgabeeyey Laascaanood


Hoos ka Daawo bayaankii laga soo saaray Nadwo Cilmiyeed lagu soo Gabgabeeyey magaalada Laascaanood

 

Mawliid Haradigeed

Laascaanod,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online