Sh.Maxamed Sh.C/wali oo soo gaaray dalka Finland

July 24, 2016 - Written by Editor

IMG-20160724-WA0003Helsinki:-Waxaa goor dhaweyd soo gaaray wadanka Finland ee caasimadeyda Helsinki mid ka mid ah culimada ka qayb galeysay Mu’tamarkii 24aad ee iskan danefiyanka sheekhaasi oo lagu magacaabo Sh.Maxamed Sh.Cabdiwali Sheekha isagoo ka soo kicitamay dalka Uganda. Sh.Maxamed Sheekh Cabdiwali ayaa safar dheer ka dib soo gaaray wadanka Finland oo sanadkaani lagu qaban doono shirweynihii 24 aad ee iskugu imaanayeen dhamaan muslimiinta ku dhaqan wadamada iskandanefiyanka si ay iskugu baraarujiyaan arrimo muhiim u ah masiirkooda iyo noloshooda aduun iyo mid aakhiro.

Sh.Maxamed Sheekh C/wali ayaa kamid ah culimada lagu martiqaaday in ay ka qayb galaan Mu’tamarkii 24aad ee Iskandaneefiyanka uuna ka jeedin doono muxaadaraad iyo towjiihaad diini ah. Sh.Maxamed Sh.C/wali ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Vaanta ee dalka Finland waxaan soo dhaweeyey ducaad iyo Maamulka Idaarada uuna ugu horeeyaan Gudoomiyaha Bashiir Cabdiqani , Maxamed Muuse Cabdi, Aadam Sh Cabdi.

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net,Helsinki

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online