Sheekh C/risaaq Dhabayaco oo caawa lagu dhaawacay magaalada Laascaanood

July 28, 2016 - Written by Editor

managerLaascaanood:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in caawa koox aan la aqoon heybtooda ay ku dhaawaceen magaalada Laascaaanood Sh. C/risaaq Dhabayaco salaadii maqrib markii laga soo baxay. Sh.C/risaaq Dhabayaco ayaa waxaa uu ahaa Gudoomiyaha Shirkada Telesom ee gobalka Sool wuxuuna ahaa gudoomiyaha ganacsatada gobalka Sool waxaana dhaawaca Sheekha loo qaaday magaalada Hargeysa.

Sheekh C/risaaq Dhabayaco ayaa waxaa uu ka mid ahaa culumada iyo Ducaada gobalka Sool waxaan ay xabada ka haleeshay garabka ,Xaalada Caafimaad ee Sheekh C/risaaq Dhabayaco ayaa ah mid fiican .

Sheekh C/risaaq Dhabayaco waxaan alle u weydiineynaa caafimaad iyo cibaado suuban kuwa soo abaabulay shirqoolkana alaha ku celiyo Shartooda Aaamiin.
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online