Tv-ga Somalicabel oo waraysi gaar ah la yeeshay Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji.[Video]

July 20, 2016 - Written by Editor

Cali-Xaaji-WarsameNairobi:-Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha Soomaaliya gaar ahaan doorashada 2016 iyo qaabka lagu soo xulay xildhibaanada ka imaaaya aqalka hoose iyo kan sare iyo weliba dhismaha Guddiyada Heer Federaal & Dawlad gobolleedyada isagoo ka deigay in doorashooyinka la lacageeyo. Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa booriyey in ay soomaaliya ay ka dhacdo doorasho xor ah oo xalaal ah waxaan uu Dr. Cali Xaaji Warsame oo ka waramay wax uu ka soo qabtay Puntland intii uu ka shaqay nayey shirkaddaha waaweyn ee ganacsiga iyo weliba markii uu noqday Wasiirka Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland.

Hoos ka Daawo waraysiga Tv-ga Somalicabel la yeeshay Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online