Xiisado dagaal oo ka aloosan duleedka degmada Guri-ceel.[Dhagayso]

July 27, 2016 - Written by Editor

guriceel31Guriceel:-Wararka ka imaanaya Deegaano katirsan Gobolka Galgaduud Gaar ahaana Nawaaxiga Degmada Guriceel ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Al-shabaab ay dhaqdhaqaayo Ciidan ka bilaabeen Deegaano hoos taga Degmadaasi. Dadka ku nool Degmada Guriceel ayaa waxay sheegayaan in ay jirto Cabsi ay qabaan oo ku aadan in Alshabaab ay weerar kusoo qaadaan Gudaha Degmada.

Al-shabaab ayaa la sheegayaa in ay kulamo la qaateen mid ka mid ah Beelaha Dega Degmada Guriceel, islamarkaana ay kawada hadlayaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen la dagaalanka Ciidanka Ahlusunna ee ku sugan Gudaha Guriceel. sida uu Warqabadka Radio Mustabal ee Waqooyiga Galgaduud usheegay Mid kamid ah Suxufiyiinta Degmadaasi.

Mid kamid ah Wariyaasha ka howlgala Gudaha Degmada Guriceel oo xog badan ka haya Dhaqdhaqaaqyada ayaa Radio Daljir uga waramay Xogta uu helayo.

[audio: http://radiodaljir.com/resources2/files/Wariye%20Guriceel%20joogo.MP3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Source: Radio Daljir

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online