Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti.[Masawiro]
(August 31, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah ugu maqnaa dalalka Itoobiya iyo Turkiga ayaa maanta kulan gaar ah magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuut
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb-galay Salaada Janaasada Ciidamado ku shahiiday qaraxii shalay.
(August 31, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeyb-galay salaadii Janaasada ciidmado ka tirsan ciimadda qalabka sida ee Soomaaliyeed oo ku shahi
Siyaasi Dr Cali Xaaji Warsame oo lagu soo dhaweeyey magaalada B/weyne (Masawiro+Video)
(August 30, 2016)
Hiiraan:-Waxaa maanta gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa gaaray Siyaasi Dr Cali Xaaji Warsame waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada B/weyne Dr Cali waa musharax u t
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Cambaareeyey Qaraxii Hotel SYL ee Muqdisho
(August 30, 2016)
Moqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay meel u dhow albabaabka hore ee madaxtooyada iyo
Qarax lagu weeraray Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho
(August 30, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa lagu weeraray banaanka hore ee Hotelka SYL ee ku yaal bartamaha magaalada Muqdisho ee caasi
Dhagar qabayaashii geystey falkii argagixisanimo ee ka dhacay Gaalkacyo 21 Agoosto, 2016-ka oo la goobayo[Masawiro]
(August 30, 2016)
Gaalkacyo:-Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan hay’adaha amniga ee Puntland in ay soo qabqabtaan dhagar qabayaasha kooxda alshabaab ee geystey falkii bahalnimo ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo 21 Agoos
Masuul ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Masawiro/Cod]
(August 29, 2016)
Muqdisho:-Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Banaadir  ayaa waxaa ay ku soo bandhigeen xarunta Nabadsugida Sarkaal ka soo goostay ururka Al-shabaab ma
Jaaliyadda Leicester oo tacsi u diraysa qoyska reer Mohamed Farah Jawali
(August 29, 2016)
Leicester:-Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester,UK ayaa waxaa ay tacsi u dirayaan guud ahaan qoyska reer Mohamed Farah Jawali iyo weliba gaar ahaan walaal Jaamac Mohamed Faar
Waa Su’aal Da’ weyn (Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jigjiga)
(August 29, 2016)
Tobankii bisha 8aad 2016 waxaa magaalada Jigjiga booqasho ku tagay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamud. Isla 11kii bisha waxay dawladda deegaanka iyo Madaxweyne Xasan soo kormeereen xarum
Iska horimaad ka dhacay magaalada B/xaawo ee xarunta gobalka Gedo
(August 29, 2016)
Beledxaawo:-Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay, halka ay 10 kalana ku dhaawacmeen iska horimaad culus oo maanta degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ku dhexmaray ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland i

Next Page »