Madaxweynaha dawladda Puntland oo u amba baxay dalka Itoobiya (Masawiro)
(August 17, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta 17 Agoost, 2016 safar shaqo ugu amba baxay magaalada Addisa Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya.
Machadka Al-Furqaan Ee Laascaanood oo tooban sano jirsaday (Masawiro)
(August 17, 2016)
Maamulaha Machadka Al-Furqaan Gobolka Sool Sheekh Yuusuf Haybe ayaa maanta ku dhawaaqay Qalin jabiye yaasha sanadkan ka baxaday Macahadka Al-furqaan Laascaanood. Waxaana sanadkan ka qalin jabiyey a