Masuul ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Masawiro/Cod]
(August 29, 2016)
Muqdisho:-Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Banaadir  ayaa waxaa ay ku soo bandhigeen xarunta Nabadsugida Sarkaal ka soo goostay ururka Al-shabaab ma
Jaaliyadda Leicester oo tacsi u diraysa qoyska reer Mohamed Farah Jawali
(August 29, 2016)
Leicester:-Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester,UK ayaa waxaa ay tacsi u dirayaan guud ahaan qoyska reer Mohamed Farah Jawali iyo weliba gaar ahaan walaal Jaamac Mohamed Faar
Waa Su’aal Da’ weyn (Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jigjiga)
(August 29, 2016)
Tobankii bisha 8aad 2016 waxaa magaalada Jigjiga booqasho ku tagay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamud. Isla 11kii bisha waxay dawladda deegaanka iyo Madaxweyne Xasan soo kormeereen xarum
Iska horimaad ka dhacay magaalada B/xaawo ee xarunta gobalka Gedo
(August 29, 2016)
Beledxaawo:-Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay, halka ay 10 kalana ku dhaawacmeen iska horimaad culus oo maanta degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ku dhexmaray ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland i