Gen. Gaafow oo ka hadlay weerarkii Banaadir Beach.[Dhagayso]

August 26, 2016 - Written by Editor

1AE60F8E-3313-45F7-A53C-BAB1654879F5_w987_r1_sMuqdisho:-Sagaal qof ayaa ku dhimatay weerarkii xalay ay maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen maqaayadda Banadir Beach Club ee magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa iskugu jiray qarax iyo maleeshiyo hubaysan oo gudaha u gashay maqaayadda. Haddaba sida weerarkan u dhacay iyo jawaabta ciidamada dawladda ayaa Falastiin Axmed Iimaan waxay ka waraysatay Agaaismaha Hay’adda Nabad sugidda Jeneraal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud.

Hoos ka Dhagayso Agaaismaha Hay’adda Nabdsugidda Jeneraal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud.

[audio:http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/08/26/f8ac7fc9-c490-48b2-b0e1-a31d16f059bb.mp3]

Halkaan ka dhagayso Mp3

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online