Siyaasi Dr Cali Xaaji Warsame oo lagu soo dhaweeyey magaalada B/weyne (Masawiro+Video)

August 30, 2016 - Written by Editor

6Hiiraan:-Waxaa maanta gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa gaaray Siyaasi Dr Cali Xaaji Warsame waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada B/weyne Dr Cali waa musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Dr Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu la kulmay Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble .Ugaaska ayaa sheegay in Soomaaliya ay ceel ku dhacday loona baahan yahay in loo wada istaago si loo badbaadin lahaa ,

Cali Xaaji Warsame oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu ku Faraxsanyahay in uu booqasho ku tago Magaalada B/weyne kulan la qaato Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

Hoos ka Daawo Kulankii Dhexmaray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble iyo Dr Cali Xaaji Warsame.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online