Wareegto lagu amray in Badeecooyinka ka yimaada Koonfurta Soomaaliya lagu dejinayo Gaalkayo

August 25, 2016 - Written by Editor

cameyGaalkacyo:-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Eng.Cabdi xakim C/llaahi Cumar Camey ayaa lagu mamuucay baaburta qaadka , Badeecooyinka kala duwan sidda Xoolah laga keeno Koonfurta Soomaaliya in ay soo galaan magaalooyinka Puntland waxaan lagu amray in badeecooyinkooda sy kula kala wareegaan magaalada Gaalkacyo ayna soo dhaafi karin sababo amni awgood.

Hoos ka Akhri Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Eng  Cabdixakim Cabdullaahi Cumar Camey.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online