Maamulka Halgan.net oo Hambalyo u diray Umada Soomaaliyeed Munaasabadda Ciidul Adxaa.
(September 11, 2016)
Muqdisho:-Maamulka Halgan.net iyo dhamaan wariyaasheeda ayaa u diraya Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee Muslinka ah Hambalyadaas oo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxaa waxaana alle uga baryeynaa d
Midowga Marakizta Soomaaliyeed ee dalka Denmark oo Hambalyo u diraya Umada Soomaaliyeed
(September 11, 2016)
Denmark:-Maamulka midowga Marakizta Soomaaliyeed ee waddanka Denmark, waxay guud ahaan  muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu Tahniyadaynayaan munaasabadda Ciidda barakaysan ee Ciidul-Adxa
Khudbadii Carafo Sheekh C/raxmaan Al-Sudeysi Xafidahulaah (Daawo)
(September 11, 2016)
Waxaa idiin soo gudbineynaa Khudbadii Carafa waxaa jeediyey Sheekh C/raxmaan Al-Sudeysa waxaana uu Sheekhu uga hadlay Khudbadiisa Islaamka iyo sida uu umada u mideeyey iyo in diinta Islaamku ay tahay
Hal milyan iyo bar Muslimiin ah oo Carafo taagan (Daawo Masawiro)
(September 11, 2016)
Mecca:-Hal milyan iyo bar Muslimiin ah oo dunida dacaladeeda isaga kala yimid ayaa saaka taagan buurta Carafo xili ay ku guda jiraan gudashada acmaasha Xajka . Buurta Carafo waxay ku taala galbeedk