Maxaa ka jira in shirkii Madaxda IGAD ee ka dhici lahaa Muqdisho la joojiyey ?
(September 12, 2016)
Muqdisho:-War qoraal ah oo ka soo baxay Xogheynta ururka IGAD laguna faafiyey baraha bulshada ayaa waxaa lagu sheegay in la baajiyay shirkii madaxda IGAD ee ka dhici lahaa magaalada Muqdisho maalinta
Gudoomiyaha Gobolka Bari Yusuf Maxamed Waceys Dhedo oo raali gelin siiyey culimada Gobolka Bari.[Dhagayso]
(September 12, 2016)
Boosaaso:-Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana salaadii ciida lagu tukaday Garoonka Kubada cagta Boosaaso. Masuuliyiin ka tirsan dowladda Puntland ayaa
Baydhabo Janaay oo si weyn looga ciiday iyo Madaxweyne Shariif Xasan ka qeyb galay (Masawiro).
(September 12, 2016)
Baydhabo:-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa maanta si weyn looga ciiday waxaana munaasabada ciida Adxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan i
Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norwey oo si weyn looga ciiday (Masawiro)
(September 12, 2016)
Tromsø :-Iyadoo maanta ay tahay Maalintii 1aad ee Ciidul-Adxaa ayaa waxaa  Muslimiinta  ku nool  Magaalada  Tromsø  oo  ay  Soomaalida  qeyb ka tahay waxa ay ku tukadeen Salaaddii Ciidd
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Munaasabadda Ciida ka qeyb galay Gaalkacyo.(Masawiro)
(September 12, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha ku xigeenka Puntlan Eng C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta ka waxaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Gaalkacyo kala qeyb galay munaasabadda ciidul adxaa . Eng C/xa
Magaalada Stockholm ee xarunta dalka Sweden oo si weyn looga ciiday (Masawiro)
(September 12, 2016)
Stockholm:-Waxaa si weyn looga ciiday magaalada Stockholm ee Caasimada dalka Sweden waxaana Khudbadii Ciida akhriyey Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xasan . Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Swede
Madaxweynaha DFS oo Dadweynaha kula ciiday Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.
(September 12, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadweyne badan waxaa uu kula ciiday Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho waxaana Masjidka soo buux dhaafiyey dadweyne bad