Ninkii Mindida ku weeraray dad wax ka iibsanayay suuqa Minnesota oo Soomaali Noqday
(September 19, 2016)
Nin mindi ku weeraray dad wax ka iibsanayay suuq wayn oo ku yaalla gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay in uu ahaa Daahir Adan oo ahaa 22 jir arday ah. Aabihii Axmed Aadan ayaa war
Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socdey hay’adda STAIT.(Masawiro)
(September 19, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 September, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay  Madax ka socotey hay’adda qaramada midoobey u qaabilsan  ka hor tagga masiibo
Jeneral Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale oo Muqdisho lagu Aasay
(September 19, 2016)
Jeneral Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale oo shalay lagu dilay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa maanta isla magaaladaas lagu aasay. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan She