Culimada Puntland oo ku baaqay in la taageero Dhismaha Isbitaalka Gaalkacyo oo bur bur xooggan uu ku gaaray qaraxii Gaalkacyo.[Masawiro/ Video]

September 3, 2016 - Written by Editor

14088445_1043577819097217_2066668988906299159_nGaroowe:-Culimo’udiinka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Puntland ayaa waxaa ay baaq u jeediyeen jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dibada iyo kuwa gudaha in ay gurmad la soo gaaraan shacabkii ku dhaawacmay qaraxii Gaalkacyo ay ka geysteen ururka Al-shabaab iyo weliba burburkii xooggaan ee ay u geysteen Isbitaalka guud ee magaalada Gaalakacyo oo ahaa Isbitaal mudo dheer dhisnaa umada Soomaaliyeedna loogu adeegi jiray.

Hoos ka Daawo Culimada Puntland oo ku baaqay in la taageero shacabkii ku waxyeeloobay qaraxii Gaalkacyo iyo Dhismaha Hosptalka Galkacyo

Mu’asasada Al-minhaaj
Garoowe, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online