Daawo Qaabkii loo soo dhaweynta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif

September 22, 2016 - Written by Editor

1Muqdisho:-Sheekh Shariif Sh Axmed Madaxweynihii hore ee DFS ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho waxaana soo dhaweyntiisa ka qeybqaatay madax saraakiil iyo dadweyne badan oo taageersan madaxweyne Shariif Sh Axmed.

Madaxweynihii hore ee DFS ayaa waxaa uu socod dheer ku maray garoonka diyaaradaha ilaa halka uu ku yaal hoygiisa  oo u dhow isgoyska Isgoyska KM4.

Madaxweynihii hore ee DFS Sh Shariif Sh Axmed ayaa waxaa lagu xasuustaa in uu ahaa gudoomiyihii midowga maxaakimta Islaamiga ilaa inta uu ka noqday Madaxweyne waxaa kale oo lagu xasuustaa in uu xilka si sharaf leh u dhiibay markii lagaga adkaaday doorashadii taas oo uu ku guuleystay Madaxweynaha talada dalka haya haatan Mudane Xasan Sh Maxamuud.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online