Hal milyan iyo bar Muslimiin ah oo Carafo taagan (Daawo Masawiro)

September 11, 2016 - Written by Editor

2Mecca:-Hal milyan iyo bar Muslimiin ah oo dunida dacaladeeda isaga kala yimid ayaa saaka taagan buurta Carafo xili ay ku guda jiraan gudashada acmaasha Xajka .

Buurta Carafo waxay ku taala galbeedka Sacuudi Carabiya, Halkaas oo ah meesha uu Nabigeena Maxamed صلي الله عليه وسلم uu khudbadiisii u dambeeyay ka jeediyay.

Amaanka Xujaajta beytka alle ayaa si weyn waxaa u adkeeyey ciidanka amaanka ee dowlada Sacuudi Carabiya ka dib goodi badan oo ka yimid madaxda Shiicada ee dowlada Iran .

Hoos ka Daawo Madaxda Dowlada Shiicada ee Iran oo wacad ku maeysa in dhiig ku daadan doono Xajka Sanadkan Shartoodii oo Fashilantay

 

Daawo Ciidanka dowlada Sacuudiga oo isku Diyaariyey sugida amaanka Baydka Alle iyo Xujaajta

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online