Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda Finland Sh C/risaaq Suggle (Daawo)

September 3, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-03-25-04h54m23s185Waxaa shalay Masjidka Al- Huda ee magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland khudbada jimcaha ka soo jeediyay Sheekh Cabdirizaaq Sugulle waxaana uu Sheekhu Khudbadiiisa uga hadlay Xikmada iyo Sirta ku jirta Xajka.

Sheekh C/risaaq Suggle ayaa waxaa uu sidoo kale ugu baaqay muslimiinta in cid walba oo awooda in ay xajiso ay fursadaas ka faa,ideystaan waana ku waajib cid walba oo awooda gudashada xajka.

Hoos Ka Daawo Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda Sheekh C/risaaq Suggle.

Masjika Al-Huda
Finland

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online