Madaxii Suuq-geynta Shirkada Golis Cumar Faaruq oo ku dhintay shil gaari magaalada Garoowe.

September 2, 2016 - Written by Editor

cumarfaaruuqGaroowe:-Alaha u naxariistee waxaa Shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Garowe ee xarunta Puntland ku dhintay Madaxii  Suuq-geynta Shirkadda Isgaarsiinta Golis Cumar Ciise Maxamed (Faaruuq) iyo wiil uu dhalay ka dib markii uu gaari kula gadoomay meel u dhow Kantaroolka Waqooyi ee magaalada Garowe.

Waxaa sidoo kale Shilka gaari ku dhaawacmay caruurtii Madaxii Suuq-geynta Shirkada Golis Cumar Faaruq alaha caafimaad siiyo dhamaantood,

Howlwadeenada Halgan.net ayaa si gaara ugu tacsiyeynayay Madaxii Suuq-geynta Shirkada Golis Cumar Faaruq alaha waxaan ugu baryeynaa in uu janatu fardowso geeyo Aaamiin.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online