Madaxweynaha DFS oo Dadweynaha kula ciiday Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.

September 12, 2016 - Written by Editor

12Muqdisho:-Madaxweynaha DFS  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadweyne badan waxaa uu kula ciiday Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho waxaana Masjidka soo buux dhaafiyey dadweyne badan iyo Masuuliinta DFS .

Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa sidoo kale dadweyna la ciiday Raisulwasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ,Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo Masuuliin kale

Dadweynaha ku soo ciiday Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho ayaa wajiyadooda waxaa ka muuqday farxad waxayna isigu hambalyeynayeen maalinta weyn ee ciidul Adxaa.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online