Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo gaaray magaalada Gaalkacyo.

September 3, 2016 - Written by Editor

gaasGaalkacyo:-Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa uu ka war bixiyay socdaalkii uu ku tagay wadamada Itoobiya ,Jabuuti iyo Turkiya waxaana uu sheegay in socdaalkiisii uu guul ku soo dhamaaday.

Madaxweynaha Puntland Dr .C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa waxaa uu Shirjaraa,id ku qabay magaalada Gaalkacyo wuxuuna sheegay in hadalka Madaxweyne Xasan ee ahaa Puntland waa 2 gobal uu yahay mid uusan ka fiirsan wuxuuna sheegay in Puntland ahayd 5 gobal haatan tahay 9 gobal.

Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh u baahan yahay in la kala baro deegaanada ay ka kooban tahay Puntland.

Hadalka Madaxweynaha Puntland ayaa ku soo aaday xili Madaxweynaha DFS uu ka qeyb galay barnaamijka dood wadaag ee ka baxa Tv Universal wuxuuna sheegay Madaxweyne Xasan in Puntland tahay 2gobal iyo bar taas oo buuq ka dhex dhalisay DFS iyo Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online