Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo soo gaaray magaalada Muqdisho

September 13, 2016 - Written by Editor

Breaking-NewsMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa goor dhow waaxaa uu soo gaaray garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cismaan ee Magaalada Muqdisho .

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

 

Waxaa sidoo kale la filayey in Madaxweynaha dowlada Jabuuti Ismail Cumar uu soo gaaro magaalada Muqdisho balse cilad qabsatay diyaaradii waday madaxweynaha oo ka soo degi weyday garoonka aadan Cadde ayaa dib ugu laabatay dalka Jabuuti waxaa kale oo la sheegayaa in madax  weynaha dalka Ugand uu soo gaaray magaalada Muqdisho walow aan weli si rasmi ah loo shaacin.

Wararka oo faahfaahsan  dib ayaan idinkaga soo sheegaynaa haddii Alle idmo

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online