Shirkii Madaxeedka IGAD ee lagu qabtay Muqdisho oo la soo gabo gabeeyay lagana soo saaray warmurtiyeed.[Masawiro]

September 13, 2016 - Written by Editor

igadd-5Muqdisho:-Shir madaxeedkii ururka IGAD ee lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed iyadoo shirka saaka ay ka soo qayb galeen Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud, Madaxweynaha dalka Kenya, Madaxweynaha Uganda, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Wasiirka Arrimaha Dibada dalka Jabuuti iyo wakiilo ka socda dalka Suudaan.

Shir madaxeedkii ururka IGAD ayaa waxaa lagu soo qaaday xaalada dalka soomaaliya gaar ahaan doorashada 2016 la filay in ay ka dhacdo Soomaaliya iyo weliba colaado ka aloosan Koofurta Sudan.

Hoos ka Akhri War murtiyeed Shir madaxeedkii ururka IGAD oo lagu soo afmeeray Muqdisho.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online