Xeerilaaliyaha Soomaaliya oo ka hadlay dacwadda badda (Dhageyso)

September 20, 2016 - Written by Editor

xeer-ilaaliyaha1Soomaaliya ayaa goor dhaweyd waxay u gudbisay xeerbeegtida maxkamadda caalamiga ah ee cadaalada ee fadhigeedu yahay magaalada The Hague ee dalka Holand go’aanka, jawaabta iyo doodeeda ku salaysan muranka Badda ee kala dhaxeeya Kenya, iyadoo sidaad horey ula socoteen shalay Kenya ay iyana doodeeda u gudbisay maxkamadda.

Waa maalintii labaad ee ay socoto dhagaysiga dooda labada wadan, waxaana la filayaa in maalinimada Jimcaha la soo afmeero doodda iyo jawaabaha labada dhinac.

Khadka teleefoonka ee magaalada Hague ayaan goor dhaweyd waraysanay xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir, oo ka mid ah gudiga Soomaaliya dacwadaas u matalaya, waxaana ugu horeyn waydiiyey waxyaabihii ay maanta u gudbiyeen maxkamadda.

BBC Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online